qorilugudnews24.com
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Maanta Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxda Orod-Yahannada Ciidanka Ee Gaashaan.
February 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Munaasiabd Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Orod-Yahannada Ah Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gaashaan, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Xarunta Miiska Saraakiisha Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News