qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wixii Kala Qabsaday 6 Sanno Ka Hor Madaxweyne Siilaanyo Iyo Nicholas Kay.
March 10, 2020 - Written by qoriadmin

Madaxweyne Muuse Biixi Ha Qaato Go’aankii Uu Qaatay Md. Siilnaayo Berigii Ugu Horeysey Ee Uu Yimaado Somaliland Ergeyga Gaarka Ah Ee UN-ta U Qaabilsan Somalia Mr. Nicholas, Kaas Oo Uu Ku Yidhi, Somaliland Mar Dambe Ha Iman Isaga Oo Sabab Uga Dhigay In Uu Nicholas Kay Yahay Ergayga Gaarka Ee UN-ta Somalia U Metela, Laakiin Aanu Somaliland U Metelin, Iyada Oo Ay Shaqadiisu Ahayd In Uu Maamul Gobaleedka Somalia Faderalism Kala Shaqeeyo Iyo Doorashadooda Laakiin Somaliland Ka Shaqayn Wax La Yidhaahdo Federalism Oo Ay Tahay Waddan Gaar Ah.
Hoose Ka Daawo Nicholas Kay Ergeygii Hore Ee Somalia Mr. Nicolas Kay Oo Ka hadlaya 6 Sanno Ka Hor Wixii Dhexmaray Isaga Iyo Madaxwayne Silaanyo, Iyo Wixii Uu Kala Kulmay Booqashadiisii Ugu Horeysey Ee Uu Ku Yimi Somaliland, Kuna Amaanayana In Uu Yahay Md Siilaanyo Nin Edeb Leh Oo Soo Jiidasho Leh, Isaga Oo Ku Yidhi Somalia Waa Next Door Oo Halkan Waad Ku Soo khaldantay, laakiin markii danbe dawladdeenu isbedeshey ayna ahayd inay ku adkaystaan go’aankaa siduu sheegay Nicholas Kay UN-ta qudha kama shaqayso Siyaasadda laakiin Somaliland ka caawin karto meelaha kale sida Amniga, sharciyada iyo caawinimada UNt-a bixiso taasna may ahayn in qadiyaddeena isku dulayno.

Waayo Ergayga gaarka James Somalia Hargaysa imanaya waxay caalamka tusaysaa inaanay Somalia wali kala bixin yaanu mar danbe inagu soo noqon waxay inoo qabataa iska yar

COMMENTS
Latest News