qorilugudnews24.com
Waa Ayaan Darro Ah In Warbaahinta Qaarkeed Jaamac Shabeel Oo Kale Ugu Yeedho Siyaasi, Waayo Waxa Uu Leeyahay Dhaqankii Garanleyda Iyo Jirida.
March 17, 2020 - Written by qoriadmin

 

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Ayaan Darro Ah In Warbaahinta Iyo Website-Beeleedyada Qaarkood Ay Jaamac Shabeel Oo Kale Ugu Yeedhaan Siyaasi, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo, Waayo Marka Aad Dhegeysato Ninkan Hadalladiisa Iyo Waxyaabaha Kale Ee Uu Meelahaas Kaga Badhaaciyo, Waxa Isla Markiiba Kuu Soo Baxaysa Sawirka Dhabta Ee Uu Leeyahay Jaamac Shabeel, Waxayna In Badan Oo Ka Mid Ah Bulshada Reer Somaliland Isku Raaceen In Uu Ninkaasi Leeyahay Dhaqankii Garanleyda Iyo Jirida Suuqa, Ninkaas Oo Hadda Dibed Wareeg Ah, Isla Markaana Ay Cid Waliba Oodii Ka Soo Rogotey Ayaa Waxa Uu Bilaabay In Uu Hadba Merfesh Qaad Ka Badhaaciyo Oo Uu Marba Meel Isku Qaado.
By: Xuseen Abyan Geylan.

Hargeysa, Somaliland.

COMMENTS
Latest News