qorilugudnews24.com
Aroos Wadareed Uu Noociisu Ku Cusub Yahay Guud Ahaan Geyiga Ay Soomaalidu Degto Oo Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Aroos Wadareed Uu Noociisu Ku Cusub Yahay Guud Ahaan Geyiga Ay Soomaalidu Degto Ayaa Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Aroos Kaas Oo Ay Wada Dhigteen Laba Wiil Oo Saaxiib Ah Iyo Laba Gabdhood Oo Iyaguna Muddo Dheer Saaxiib Ahaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News