qorilugudnews24.com
Cudurka Dilaaga Ah Ee Coronavirus Oo Soo Afjaray Ilbaxnimadii Yuhuuda Iyo Masiixiyiinta, (Xogta Dahsoon).
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka Oo La Gooniyey Kaddib Markii Cudurka Coronavirus Laga Helay Dhakhtar Ay La Kulantay, Qasrigii Élysée Ee Faransiiska Laga Xukumaayey Oo Isu Rogey Sidii Bar Hoggaamineed Oo Laga Hagayo Dagaal-Weyne Socda, Waxyeelada Corona Oo Burburisey Figradii Iyo Xeerarkii Lagu Dhisay Ururka Midowga Yurub, Fiilosuuf Faransiis Ah Oo Caan Ah Oo Virus-ka Corona Ku Tilmaamay Shay Sabab U Noqonaya Dhammaadka Ilbaxnimadii Yuhuuda Iyo Masiixiyiinta, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News