qorilugudnews24.com
Dad Ethiopian Ah Oo Meydadkooda La Helay, Goobta Laga Helay Iyo Sababta Ay U Dhinteen.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Maputo-(QorilugudNews24)-Dad Ethiopian Ah Oo Tiradooda Lagu Qiyaasay Ilaa 64 Qof Ayaa Meydadkooda Laga Dhex Helay Gaadhi Xamuul Ah Oo Kuwa Alaabta Qaada Ah, Xilli Uu Gaadhigaasi Ka Tallaabayey Xadka Uu Dalkaasi Malawi La Wadaago Dalka Mozambique Ee Koonfurta Qaaradda Afrika, Dadkan Ayaa Dhintay Kaddib Markii Ay Neef-Qabatoobeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News