qorilugudnews24.com
Generaladii Mileteriga Masar Oo Mid-Mid Ugu Dhimanaya Cudurka Coronavirus Iyo Maraykanka Oo Noqday Xudunta Faafitaanka Cudurkaasi, (Xogta Dahsoon).
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Generaladii Mileteriga Masar Ee Ugu Dhadhawaa Madaxweyne Abdiazis Al-Sisi Ayaa Mid-Mid Ugu Dhimanaya Cudurka Dilaaga Ah Ee Coronavirus, Maraykanka Oo Noqday Xudunta Faafitaanka Cudurkaasi Iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Oo Shaacisay In Qaacidadii Difaaca Ee Cudurkaasi Lagu Bedelayo Mid Weerar Ah, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News