qorilugudnews24.com
Mid Ka Mid Ah Hoggaamiyeyaasha Dunida Ugu Caansan Oo Hal Mar Dadkiisii Xareeyey Iyo Tabaha Uu Adeegsadey Oo Dunida Inteeda Kale Ka Yaabiyey.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Moscow-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin Ayaa Dadkiisii Ku Fasaxay Qaar Ka Mid Ah Xayawaanada Ugu Halista Badan Adduunka Loo Cabsi Geliyo, Kaddib Markii Loogu Maaro Waayey In Ay Guryahooda Joogaan, Si Ay Uga Badbaadaan Cudurka Dilaaga Ah Ee Coronavirus, Arrintaas Oo Aakhirkii Keentay In Ay Dadku Kala Yaacaan, Isla Markaana Ay Guryahooda Ku Xeroodaan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News