qorilugudnews24.com
Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Gobolka Togdheer Iyo Baaq Loo Diray Bulsho-Weynta Ku Dhaqan Magaaladaasi Burco.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Roobabkii Gu’ga Ayaa Ka Curtay Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Iyo Baaq Culus Oo Loo Diray Bulsho-Weynta Ku Dhaqan Magaaladaasi Burco, Baaqaas Oo Ku Saabsan In Kor Loo Qaado Nadaafadda Guud Ee Magaalada Burco Iyo Deegaanada Kale Ee Hoos Yimaada, Si Looga Fogaado Halista Caabuqa Coronavirus

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News