qorilugudnews24.com
Shirkadda Telesom Oo Bilowday Barnaamij Ardayda U Sahlaya In Ay Waxbarashadooda Sii Wadataan Iyaga Oo Gurigooda Jooga.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkadda Telesom Ayaa Bilowday Barnaamij Ardayda Reer Somaliland U Sahlaya In Ay Waxbarashadooda Sii Wadataan Iyaga Oo Gurigooda Jooga, Barnaamijkaas Oo Lagu Magacaabo (Online Education Patform Ama Tabsera).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News