qorilugudnews24.com
Weriye Caan Ahaa Oo U Geeriyodey Xanuunka Coronavirus.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Harare-(QorilugudNews24)-Weriye Caan Ka Ahaa Dalkaasi Zimbabwe Ayaa Noqday Qofkii U Horeeyey Ee Dalkaasi U Geeriyooda Caabuqa Coronavirus, Weriyahaas Oo Lagu Magacaabi Jirey Makamba Ayaa Da’diisu Ahad 30 Jir, Isla Markaana Ka Dhashay Qoys Hantiile Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News