qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Baaq Culus U Jeedisey Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay Ee Ka Hawl-Gasha Deegaamada Somaliland.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Maanta Baaq Culus U Jeediyey Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay Ee Ka Hawl-Gasha Deegaamada Somaliland, Si Looga Wada Qayb-Qaato Wacyi-Gelinta Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Wajahan Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News