qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Digniin Culus U Dirtay Merfeshyada Qaadka Ee Lagu Qayilo, Uguna Hanjabtey In Ay Albaabada Isugu Dhufan Doonto.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Digniin Culus U Dirtay Merfeshyada Qaadka Ee Lagu Qayilo, Waxa Kale Oo Loogu Hanjabey In Albaabada La Isugu Dhufan Doonto, Isla Markaana Ay Mutaysan Doonaan Ciqaab Adag Oo Isugu Jirta Xadhig Iyo Ganaax Lacageed, Waa Haddii Ay U Hoggaansami Waayaan Awaamiirta Dawladda Iyo Guddida Heer Qaran Ee U Xilsaaran Ka Hortaga Caabuqa Coronavirus.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News