qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horeeyey Karantiimaysay Dad La Sheegay In Ay Ka Yimaadeen Debedda, Kuwaas Oo Ay Keentay Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airlines.
March 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Markii U Horeeyey Ku Dhawaaqday In Ay Karantiimaysay Dad La Sheegay In Ay Ka Yimaadeen Debedda, Kuwaas Oo Ay Keentay Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airlines, Dadkan Oo Looga Shakisan Yahay In Ay Sidaan Cudurka Coronavirus.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News