qorilugudnews24.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xergeeye Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Goobaha Lagu Baadho Xanuunka Coronavirus Ee Ku Yaalla Xuduuda Wajaale.
March 25, 2020 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Xergeeye Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Goobaha Lagu Baadho Xanuunka Coronavirus Ee Ku Yaalla Xuduuda Degmada Tog-Wajaale, Isla Markaana Ku Wareejiyey Agab Caafimaad.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News