qorilugudnews24.com
Kenya Oo Xaday Qalabka La Iskaga Difaaco Cudurka Coronavirus Oo U Socdey Dalka Jarmalka, Qalabkaas Oo Ay Cid Ugu War Dambeysey Xilli Uu Marayey Madaarka Jomo Kenyatta.
March 25, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Kenya Ayaa Lagu Eedeeyey In Ay Leexsatay Qalabka La Iskaga Ilaaliyo Cudurka Coronavirus, Kaas Oo U Socdey Ciidamada Dalkaasi Jarmalka, Isla Markaana Ay Ugu Deeqday Dawladda Dalkaasi Shiinuhu, Qalabkaas Oo Tiradiisa Lagu Qisaay Ilaa Lix Million Ayaa Waxa Ka Mid Ahaa Qalabka Wejiga Lagu Daboosho Ee Face Masks.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News