qorilugudnews24.com
Ku Dhawaad 200 Oo Qof Oo Laga Saaray Dhallinyaradii Reer Somaliland Ee Soo Codsatay Barnaamijka Shaqo-Qaran Iyo Sababta.
March 25, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Dhawaad 200 Oo Qof Ayaa Laga Saaray Dhallinyaradii Reer Somaliland Ee Dhawaan Soo Codsatay Barnaamijka Shaqo-Qaran Wejigiisii Labaad, Arrintaas Oo Lagu Macneeyey In Ay Markii Hore Dhallinyaradaasi Ku Yimaadeen Sifo Khaldan Iyo Wax Isdaba-Marin, Kuwaas Oo Ay Dad Kale Imtixaanka U Soo Galeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News