qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Xidhay Dhammaan Xuduudaha Dalka Somaliland Uu La Leeyahay Waddamada Jaarka.
March 25, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Xidhay Dhammaan Xuduudaha Dalka Somaliland Uu La Leeyahay Waddamada Jaarka, Si Looga Faafitaanka Caabuqa Coronavirus.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News