qorilugudnews24.com
Dagaalka Culus Ee Liibiya Ka Dhacay Iyo Weerka Lagu Qaaday Mandaqadda Cagaaran Ee Magaalada Baqdad Ee Ay Safaaradda Markaynku Ku Taal., (Xogta Dahsoon).
March 26, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Xukuumadda Dib U Heshiinta Qaran Ee Liibiya Ayaa Arbacadii Shalay Waxa Ay Weerar Ballaadhan Oo Jihooyin Kala Duwan Ah Ku Qaadeen Fadhiisimadii Ciidanka General Khaliifa Haftar Ee Duleedka Magaalada Caasimadda Ah Ee Tripoli, Wareerkaas Oo Loogu Magac Daray ”Foolkaani Cadhada” Ayaa Ciidamada Xukuumadda Liibiya Ku Qabsadeen Bartii Hoggaamineed Ee Ciidamada General Haftar, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News