qorilugudnews24.com
Shirkadda Diyaaradaha Ee Flydubai Oo Maanta Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiisey Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka Villa War-Dhiigley Oo Ay Dantu U Run Sheegtay.
March 26, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkadda Diyaaradaha Ee Flydubai Ayaa Maanta Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiisey Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Maamulka Villa War-Dhiigley Oo Ay Dantu U Run Sheegtay, Isla Markaana Warkii Maamulkaas iyo Cayayaankiisa Baraha Bulshada Ka Dhigtay Waxba Kama Jiraan Iyo Dameer Iska Ciyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News