qorilugudnews24.com
Shirkii Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Loo Qabtay Qaab Ka Duwan Sidii Hore Ee Loo Qaban Jirey Iyo Sababta
March 26, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkii Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta Loo Qabtay Qaab Ka Duwan Sidii Hore Ee Loo Qaban Jirey, Shirkaas Oo Lagu Qabtay Barxada Hore Ee Madaxtooyada Somaliland, Isla Markaana S Keli-Keli Ah Loo Fadhiyey, Aadna Loo Kala Fogeeyey, Kaas Oo Uu Shir-Guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Laga Soo Saaray War Murtiyeed Ka Kooban 8 Qodob.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News