qorilugudnews24.com
Dalka Ruushka Oo Ku Dhawaaqay In Uu Helay Daawadii Cudurka Coronavirus Iyo Nooca Daawadaas Oo La Soo Bandhigay.
March 29, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wawladda Dalka Ruushka Ayaa Sabtidii Ku Dhawaaqay In Ay Heshay Daawo Lagu Dabiibayo Dadka Uu Ku Dhaco Cudurka Coronavirus, Daawadaas Oo Ka Kooban Laba Daawo Oo Ay Soo Kala Saareen Dawladdaha Faransiiska Iyo Shiinaha, Kawaas Oo La Sheegay In Ay Ka Hortegi Doonaan In Uu Viruskaasi Corona Tarmo Ama Uu Sii Faafo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News