qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Kan Degmada Berbera Oo Maanta Si Wada Jir Ah U Beeniyey In Magaalada Berbera Laga Helay Qof Looga Shakiyey In Uu Qabo Caabuqa Coronavirus.
March 29, 2020 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Kan Degmada Berbera Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Si Wada Jir Ah U Beeniyey Warar Lagu Baahiyey Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Kuwaas Oo Sheegayey In Magaalada Berbera Laga Helay Qof Looga Shakiyey In Uu Qabo Caabuqa Coronavirus.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News