qorilugudnews24.com
Taliyaha Cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Sanaag G/Dhexe Saleebaan Ducaale Warsame (Dhega-Cade) Oo Maanta Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn.
March 29, 2020 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Taliyaha Cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Sanaag G/Dhexe Saleebaan Ducaale Warsame (Dhega-Cade) Ayaa Maanta Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolkaasi Sanaag, Isaga Oo Soo Kormeeray Saldhigyada Ciidamada Booliska Ee Ku Yaalla Gudaha Degmadaasi Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News