qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ninkii Reer Burco Ee Wararka Been Abuurka Ah Laga Faafiyey Oo Hadda Warbaahinta La Hadlay, Meeshana Ka Saaray In Uu Qabo Cudurka Caronavirus.
March 29, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciise Yuusuf Cismaan Idigaa Oo Ah Nin Reer Burco Ah, Isla Markaana Dhawaan Ka Soo Laabtay Qurbaha Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay, Meeshana Ka Saaray Warar Been Abuur Ahaa Oo Hore Xaaladdiisa Caafimaad Looga Faafiyey, Kuwaas Oo Sheegayey In Uu Qabo Xanuunka CoronaVirus, Arrintaas Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ka Dambeeyeen Qaar Ka Mid Ah Hawl-Wadeenada Caafimaadka Ee Ka Hawl-Gala Gudaha Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News