qorilugudnews24.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ee Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale Oo Maanta Dhagax Dhigay Ceel-Biyood Laga Hirgelinaayo Degmada Laas-Ciidle Ee Bariga Gobolka Saaxil.
March 30, 2020 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Ceel-Biyood Laga Hirgelinaayo Degmada Laas-Ciidle Ee Bariga Gobolkaasi Saaxil, Kaas Oo Ay Dadka Deegaankaasi Baahi Weyn U Qabeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News