qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Saraar Oo Maanta Mag U Kala Wareejiyey Laba Beelood, Kuwaas Oo Ka Soo Kala Jeeda Deegaanada Oog Iyo Ceegaag.
April 2, 2020 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Saraar Md. Axmed Maxamed Xaashi Ayaa Maanta Mag U Kala Wareejiyey Laba Beelood, Kuwaas Oo Ka Soo Kala Jeeda Deegaanada Oog Iyo Ceegaag Ee Gobolkaasi Saraar, Magtaas Oo Isugu Jirtey Dhogor Iyo Lacagba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News