qorilugudnews24.com
Xildhibaan Dhakool Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedamayo Madhaleys Ahaa Oo Uu Naasir Cali Shire Kula Dul-Kufay Boqor Cismaan Buurmadow.
April 2, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed (Dhakool) Oo Ka Mid Ah Xildhibanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedamayo Madhaleys Ahaa Oo Uu Xildhibaan Naasir Cali Shire Kula Dul-Kufay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, Kaas Oo Ugu Baaqay In Ay Isaga Iyo Beeshiisaba Arrintaas Xaal Deg Deg Ah Ka Bixiyaan, Haddii Kale Ay Xaaladdu Weji Kale Yeelan Doonto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News