qorilugudnews24.com
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Sheegay In Aanay Soomaali Kala Maarmi Karin, Madax-Dhaqameedkuna Ay Diyaar U Yihiin In Ay Ka Qayb-Qaataan Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia.
April 3, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Maanta Warbaahinta U Waramay Ayaa Sheegay In Aanay Marnaba Soomaali Kala Maarmi Karin, Haddii Ay Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Yihiina Ay Diyaar U Yihiin In Ay Ka Qayb-Qaataan Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News