qorilugudnews24.com
Warbixin Ku Saabsan Soomaalidii Ku Dhaqnayd Dalkaasi Sweden Ee U Dhimatay Cudurka Coronavirus.
April 3, 2020 - Written by qoriadmin

Linköping-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Waraysi Gaar Ah Oo Lala Yeeshay Xildhbaanad Ubah Adan Cige Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Magaalada Linköping City Ee Dalkaasi Sweden, Warasigaasi Oo Ay Kaga Hadashay Guud Ahaan Soomaalida Ku Dhaqan Magaaladaasi Iyo Dadkii Soomaalida Ahaa Ee Uu Galaaftay Cudurka Coronavirus.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News