qorilugudnews24.com
Wasiir Hinda Gaani Oo Jawaab Culus Ka Bixisay Hadal-Carruureed Ka Soo Yeedhay Wasiir Ka Tirsan Maamulka Villa War-Dhiigley.
April 3, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Jawaab Culus Ka Bixisay Hadal-Carruureed Ka Soo Yeedhay Wasiir Ka Tirsan Maamulka Villa War-Dhiigley Ee Dalka Somalia, Kaas Oo Sheegay In Aan Somaliland Laga Helin Dad Qaba Caabuqa Coronavirus, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News