qorilugudnews24.com
Cuqaal Iyo Waxgarad Si Adag Uga Hadlay Dil Dhawaan Ka Dhacay Deegaanka Fadhi-Gaab Ee Degmada Gar-Adag Iyo Cuqaal La Xidh-Xidhay.
April 4, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Cuqaal Iyo Waxgarad Maanta Ka Hadlay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dil Dhawaan Ka Dhacay Deegaanka Fadhi-Gaab Ee Degmada Gar-Adag Iyo Cuqaal Ay Xukuumadda Somaliland Xidh-Xidhay, Waxayna Ku Baaqeen In Cuqaashaas Si Deg Deg Ah Loo Sii Daayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News