qorilugudnews24.com
Mashruucii Injineer Yariisow Oo Berbera Ka Hilaacay, Kaas Oo Hore Loogu Soo Saxeexay Magaalada Muqdisho.
April 22, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Ee Somaliland iyo Safiirka Midawga Yurub ee Wadamada Dalka Somalia Ayaa Magaalada Berbera Ee Gobolka Waqooyi-Galbeed  Ku Kala Sexeexday Wejigii Labaad Ee Mashruucii Loogu Magac Daray Duqii Hore Magaalada Muqdisho Alle Ha U Naxariistee Injineer Yariisoow, Mashruucaas Oo Hore Loogu Soo Saxeexay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Somalia, Kaas Oo Ay Magaalada Berbera Qayb Ka Ahayd Saamina Uga Heshay $7,5 Million, Marka Xaalkii Somaliland Waxa Uu Marayaa Bakhtiga Ma Cuno Ee Laakiin Fuudkiisa Ayaan Cabaa, Dhinaca Kale Gobolka Awdal Ayaa Isagana Laga Hirgelinayaa Mashruuc Ay Somalia Hore U Soo Saxeexday, Kaas Oo Lagu Maal-Gelinayo Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Boorame Iyo Lowyo-Caddo, ”Markaa Yaa Dabaal Ah Oo Duurka Loo Dirayaa”????.
Mashruuca Injineer Yariisow Wejigiisii Labaad Oo Somalilandna Saxeexday..Yaab!!

EU Launches Berbera Urban Development Plan.

COMMENTS
Latest News