qorilugudnews24.com
Waayeelka Iyo Waxgaradka Beelaha Axmed Faarax Biciide Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Fadhi-Gaab Iyo Ciddii Iyadu Bilawday, Fartana Ku Fiiqay Arrimo Kale Oo Muddo Dheer Huursanaa.
April 27, 2020 - Written by qoriadmin

Fadhi-Gaab-(QorilugudNews24)-Waayeelka Iyo Waxgaradka Beelaha Axmed Faarax Biciide Oo Maanta Waraysi Siiyey Qaar Ka Mid Ah War-Fidiyeenada Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Dhawaan Ka Dhacay Deegaanka Fadhi-Gaab Ee Gobolkaasi Sanaag Iyo Ciddii Iyadu Bilawday Ee Ka Dambeyseyba, Waxa Kale Oo Ay Farta Ku Fiiqeen Arrimo Badan Oo Duddo Dheer Huursanaa, Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixina Ku Eedeeyey In Ay Dhic U Xaglinayso, Isla Markaana Ay Maamulkii Gobolka Sanaag Gacanta U Gelisey Cid Gaar Ah.

Waa Sawirada Hablihii Beesha Axmed Faarax Biciide Ee Hore Lagu Laayey Degmada Ceel-Afweyn, Ciddina Ilaa Iminka Aanay Waxba Ka Qaban.

Kuvan mahdollinen sisältö: 3 henkilöä, hymyileviä ihmisiäKuvan mahdollinen sisältö: 2 henkilöä, lähikuva
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News