qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamijka Xogta Siyaasiga Iyo War La’aanta Rooda Cabdi Muuse.
May 4, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ms Rooda Cabdi Muuse Oo Hadda Ka Mid Ah Kaadiriinta Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Ayaa Dhawaan Waxa Lagu Waraystay Barnaamijka Xogta Siyaasiga, Waxayna Weli Qabta Ama Aaminsan Tahay In Madaxweyne Muuse Biixi Markale La Dooran Doono, Laakiin Waxa Aanay Ogeyn In Xaaladdii Isbedeshey Oo Shalay Iyo Maanta Aanay Isku Mid Ahayn, Xisbigii Kulmiyena La Wada Nacay, Cid Maanta Dib U Dooranaysa Ama Daafad U Haysaana Aanay Jirin, Dalka Somalilandna Aanu Ahayn Waqooyiga Hargeysa Iyo Gebiley, Shakina Kuma Jiro In Ay Bulshada Reer Somaliland Ku Baraagsan Tahay Cadaalad Darrada Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Taas Oo Gashay Ilaa Dhulkii Danyarta Iyo Baloodhadii Dadweynaha Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News