qorilugudnews24.com
Cayayaankii Baraha Bulshada Iyo Website-Beeleedyada Oo Beryahan Weerar Ku Haya Shirkadda Laydhka Ee HECO Ee Magaalada Burco Iyo Masuuliyiinta Shirkaddaasi Oo Maanta Ka Hadlay.
May 7, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiinta Shirkadda Laydha Ee HECO Ee Magaalada Burc Oo Maanta Xafiiskooda Warbaahinta Ugu Waramay, Ayaa Ka Hadlay Dacaayado Madhaleys Ahaa Oo Maalmihii U Dambeeyey Shirkadda Laga Faafinaayey, Kuwaas Oo Ay Faafinayeen Qaar Ka Mid Ah Cayayaanka Baraha Bulshada Iyo Dad Kale Oo Wax Ma Garato Ah, Kuwaas U Qaatay In Dadka Iyo Shirkaddaha Lagu Baadi Karo Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto Iyo Website-Beeleedyada Ay Maamulaan Oo Wax Lagu Qoro, Shame On You And Fuck You Bastards.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News