qorilugudnews24.com
Cadaaladdii Somaliland Oo Dhuun-Yeedhinaysa/By: Weriye Bushaaro Baando.
May 17, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waa Mar Kale Iyo Barnaamijkii Somaliland Lawada Leeyahay, Sidee Loo Helaa Dad Midaysan Iyo Somaliland Qurux Badan, Cadaaladda Iyo Garsoorka Somaliland Oo Dhuun-Yeedhinaaya Iyo Xabsiyadii Dalka Oo Laga Dayrinaayo, Halkee Bayse Sartu Ka Qudhantay, Caawa Iyo Halka Ay Ku Dambeysey Somalilandtii Shalay Oo La Wada Raadinaayo.

By: Weriye Bushaaro Baando.

COMMENTS
Latest News