qorilugudnews24.com
Waa Barnaamijkii Ifiye Oo Ku Saabsan ”Sidii Loo Heli Lahaa Somaliland La Wada Leeyahay Iyo Xaalka Maanta Taagan??/By: Weriye Bushaaro Baando.
May 17, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Qayb Kale Oo Ku Saabsan Barnaamijkii Ifiye, Kaas Oo Lagu Daah-Qaadayo Cadaaladda Somaliland Ee Dhuun-Yeedhinaysa Iyo Xaalka Maanta Taagan, Sida Lagu Helayo Somaliland La Wada Leeyahay Oo Ay Iska Dhex Arki Karaan Dhammaan Bulshada Reer Somaliland, Waxaana Maanta Miiska Saaran Wasaaradda Maaliyadda Ee Somaliland, Taas Oo Ay Dul Hoganayso Fadeexad Aad U Culus Iyo Musuqmaasuq Baahsan, Isla Markaana Noqotay Dhaxal Awoowe Oo Cid Gaar Ah Lagu Naas- Nuujo.

By: Weriye Bushaaro Baando.

COMMENTS
Latest News