qorilugudnews24.com
Guddidii Ka Hortaga Cudurka Coronavirus Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In Ay Faro-Madhan Ka Taagan Yihiin Qalabkii Iyo Dawooyinkii Loogu Deeqay Somaliland.
May 19, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddidii Ka Hortaga Cudurka Coronavirus Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Ay Faro-Madhan Ka Taagan Yihiin Qalabkii Iyo Dawooyinkii Ay Dawladdaha Qatar Iyo Imaraadku Ugu Deeqeen Somaliland, Isla Markaana Aanay Ka War Qabin Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen, Arrintaas Oo U Baahan In La Weydiiyo Agaasime Xergeeye Iyo Shaqaalihiisa Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News