qorilugudnews24.com
Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Galmdug, Marna Soo Noqday Wasiirkii Arrimha Gudaha Ee Somalia Md. Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Si Adag Uga Hadlay Qadiyadda Somaliland.
May 19, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Galmdug, Marna Soo Noqday Wasiirkii Arrimha Gudaha Ee Somalia Md. Cabdikariin Xuseen Guuleed Ayaa Si Adag Uga Hadlay Qadiyadda Madax-Bannaanida Somaliland, Sidoo Kalena Shacabka Reer Somaliland Ugu Hambalyey Munaasibadda Xuska 18-Ka May.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News