qorilugudnews24.com
Suldaan Shaybe Oo Sheegay In Markii Ugu Horeysey Uu Shacabka Reer Somaliland Mugdi Ka Galay Qadiyaddii Madax-Bannaanida Somaliland Tan Iyo Intii Uu Tallada Hayey Madaxweyne Muuse Biixi.
May 19, 2020 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Ayaa Sheegay In Markii Ugu Horeysey Uu Shacabka Reer Somaliland Mugdi Ka Galay Qadiyaddii Madax-Bannaanida Somaliland Tan Iyo Intii Uu Tallada Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Sidoo Kalena Ku Baaqay In Shir-Weyne Loo Dhan Yahay La Isugu Yimaado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News