qorilugudnews24.com
Ururka Barwaaqo Ee Fadhigiisu Yahay Dalkaasi Norway Oo Maanta Deeq Isugu Jirtey Raashin Iyo Lacag U Qaybiyey Qaar Ka Mid Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Burco.
May 19, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ururka Barwaaqo Ee Fadhigiisu Yahay Dalkaasi Norway Ayaa Maanta Deeq Isugu Jirtey Raashin Iyo Lacag U Qaybiyey Qaar Ka Mid Dadka Danyarta Ah Ee Ku Kala Nool Xaafaddaha Kala Duwan Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News