qorilugudnews24.com
Wax Wada Hadal Ah La Geli Mayno Maamulka Somalia Tan Iyo Inta Uu Farmaajo Fadhiyo Villa Somalia” Faysal Cali Waraabe.
May 19, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Aanay Wax Wada Hadal Ah La Geleyn Maamulka Somalia Tan Iyo Inta Uu Farmaajo Fadhiya Villa Somalia, Sidoo Kalena Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Baabuurtii Qaadka Lagu Qabtay Loo Soo Celiyo Dadkii Iska Lahaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News