qorilugudnews24.com
Diyaaradihii Villa War-Dhiigley Oo Galaa Baxaya Qaybo Ka Mid Ah Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Wasiiradii U Dhashay Oo Lagu Mashquuliyey Xinka Beelaha Habar-Jeclo Iyo Hotel Hargeisa Club.
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Diyaaradihii Villa War-Dhiigley Soo Diratay Ayaa Galaa Baxaya Qaybo Ka Mid Ah Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Halka Wasiiradii U Dhashay Deegaanadaas Ee Somaliland U Meleyeyna Lagu Mashquuliyey Xinka Beelaha Habar-Jeclo Iyo Hotel Hargeisa Club, Kuwaas Oo Marka Dambe Ee Ay Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhacaana Warbaahinta La Horyimaada Xadiisyo Daciif Ah Oo Aanay Sakaaro Ka Biirsan Iyo Hadallo Madhaleys Ah Oo Aan Wax Macno Ah Lahayn, Ummadda Reer Somalilandna Lagu Jaah-Wareerinayo….. Yaab.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News