qorilugudnews24.com
Fadeexadda Hubka Dheemishka Ah Ee Laga Iibiyo Waddamada Carabta Iyo Islaamka, (Xogta Dahsoon).
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Hareysa-(QorilugudNews24)-Waxa Soo Baxaysa Fadeexad Weyn Oo Tilmaamaysa In Hubka Ay Maraykanka Iyo Ruushku Ka Iibiyaan Waddamada Carabta Iyo Islaamku Uu Badankiisu Yahay Mid Ku Filan Oo Keliya Bandhigyada Iyo Ciyaarsiiska Military, Kaas Oo Dheemish Ah, Isla Markaana Aan Lahayn Tayadii Loogu Tallo-Galay, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News