qorilugudnews24.com
Shirkadda Daqiiqda Al-Waddaniyah Ee Xarbi Oo Maanta Deeq Ka Kooban 200 Kiish Soo Gaadhsiisey Dadka Danyarata Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Shirkadda Daqiiqda Al-Waddaniyah Ee Xarbi Company Ayaa Maanta Deeq Ka Kooban 200 Kiish Oo Daqiiq Ah Soo Gaadhsiisey Dadka Danyarata Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Shirkaddan Oo Dhawaan Bilowday Wax Soorkeedii U Horeysey Ayaa Deeqo Kala Duwan Gaadhsiisey Dhammaan Gobollada Dalka Somaliland.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News