qorilugudnews24.com
Shirkadda Daqiiqda Al-Waddaniyah Ee Xarbi Oo Maanta Deeq Ka Kooban 300 Kiish Oo Daqiiq Ah Ku Wareejisey Maamulka Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco.
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Shirkadda Daqiiqda Al-Waddaniyah Ee Xarbi Company Ayaa Maanta Deeq Ka Kooban 300 Kiish Oo Daqiiq Ah Ku Wareejisey Maamulka Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco, Daqiidaas Oo Loogu Tallo-Galay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News