qorilugudnews24.com
Xaggay Mariyaan Guddida Ka Hortaga Covid-19, Deeqaha La Soo Gaadhiiyo,”Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Waddani”.
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Waddani Mr. Maxamed Faarax Cabdi Ayaa Dhiliilo Ba’an U Soo Jeediyey Guddida Ka Hortaga Caabuqa Covid-19 Ee Heer Qaran, Waxaanu Su’aal Geliyey Halka Ay Mariyaan Deeqaha La Soo Gaadhsiiyo Ee Loogu Tallo-Galay Guud Ahaan Dalka Oo Dhan, Iyada Oo Aan Ilaa Iyo Iminka La Haynin Meel Qudha Oo Ay Wax Soo Gaadhsiiyeen, Arrintaas Oo Walaac Xooggan Laga Muujiyey, Wuxuuna Farta Ku Godey Agaasime Xergeeye Iyo Wasiir Bede.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News