qorilugudnews24.com
Xisbiga Ucid Oo Eedeymihii Ugu Cuslaa Abid U Jeediyey Gudidda Heer Qaran Ee Ka Hortaga Caabuqa Covid-19.
May 21, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Mr. Yuusuf Keyse Cabdillaahi Ayaa Maanta Eedeymihii Ugu Cuslaa Abid U Jeediyey Gudidda Heer Qaran Ee Ka Hortaga Caabuqa Covid-19, Kuwaas Oo Ugu Baaqay In Aan La Siyaasadday Deeqaha Dalka La Soo Gaadhsiiyo, Dalkana Si Cadaalad Ah Loogu Qaybiyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News