qorilugudnews24.com
Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Maanta Ee Dalka Somaliland, Colaadda Ceel-Afweyn Iyo Arrinta Hotel Hargeisa Club.
May 22, 2020 - Written by qoriadmin

Qahira-(QorilugudNews24)-Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Qoraal Kooban Ku Baahiyey Barta Uu Ku Leeyahay Internet-ka Ayaa Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Maanta Ee Dalka Somaliland, Colaadda Ceel-Afweyn Iyo Arrinta Hotel Hargeisa Club Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Tahay Ficiltan Iyo Aar-Goosi Siyaasaddeed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News